Boqor Salmaan oo martiqaad aan la fileyn u diray Amiir Sheikh Tamim Bin Hamad Al Thani

Boqorka Sacuudi Carabiya Salmaan Bin Cabdulcasiis ayaa martiqaad aan horey loo fileyn waxa uu u diray Amiirka dalka Qadar Sheikh Tamim Bin Hamad Al Thani, waxaana Amiirka Qadar lagu marti qaaday shir ka dhacaya Sacuudiga. Amiirka dalka Qadar ayaa lagu martiqaaday in uu ka soo qeyb galo shirka Golaha Iskaashiga Khaliijka ee ka dhici doona magaalada … Continue reading Boqor Salmaan oo martiqaad aan la fileyn u diray Amiir Sheikh Tamim Bin Hamad Al Thani